Jufada Kiliya ee ka tirsan beel-waynta Garre ayaa maanta si rasmi ah ugu caleemo saartay Ugaas Ibraahim Mahat Gallow inuu...
Marwo Mulki Warsame, ayaa gurmad la gaartay ganacsatadii uu saameeyay dabkii dhowaan ka kacay Suuq Muqdi. Ganacsatada, oo intooda badan ay quus ka taagneeyd kaddib masiibada,...
Isbitaalka Weyn ee Garissa oo Gaadhay Taariikh Cusub oo Dhanka Caafimaadka ah
NAIROBI – Agaasimaha Guud ee Shabakadda HARN (Horizon Analysts and Researchers Network), Siyad Jimale Amin, ayaa digniin culus ka bixiyay halista uu leeyahay olole lagu magacaabay...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa si adag u cambaareeyey weerarka ay Iran ku qaaday dalka Qatar, isagoo ku tilmaamay tallaabadaasi mid gardarro...
MINNEAPOLIS – Maxamed Adow, oo ah xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Kenya kana matala deegaanka Koonfureed Wajeer, ayaa soo gabagabeeyay booqasho uu ku tagay dalka Maraykanka, taasoo...
GARISSA – Wasiirka Caafimaadka Aden Duale ayaa Sabtidii, May 17, si adag u dhaleeceeyay xisbiga cusub ee uu dhawaan shaaciyay Madaxweyne xigeenka hore Rigathi Gachagua, isagoo...
MUQDISHO – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay kulanka Golaha Wadatashiga Qaranka oo si rasmi ah maanta uga furmay xarunta Madaxtooyada Qaranka...
Shan askari oo ka tirsan booliska Kenya ayaa lagu diley weerar gaadmo ah oo sida la sheegay ay kooxda al-Shabaab ka fulisey kaynta Boni, ee gudaha...
Isbitaalka weyn ee Garissa Referral Hospital ayaa mar kale muujiyay kartidiisa iyo tayada adeegyada caafimaad ee uu bixiyo, kadib markii si guul leh uu ku dhammaaday...
GAARISA – Isbitaalka Garissa County Teaching and Referral Hospital (GCTRH) ayaa qabanaya olole qalliin ee cudurka haweenka ku dhaca ee isku furanka ama Fistula oo bilaash...
Mudane Hajir Maxamed Dahiye, oo ah Hogaamiyaha laga soo dhoorto Deegaanka Abakaile kana mid ahaa Xubnihii Hore ee Guddiga Fulinta ee Gobolka Garissa, ayaa si rasmi...
HARGEYSA – Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta si kulul u cambaareeyay booqashadii uu Raysal Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya ku tegay magaalada Laascaanood 12kii Abriil 2025,...
ADDIS ABABA – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Itoobiya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u fadhiya Midowga Afrika, Cabdullaahi Maxamed Warfaa, ayaa ka qayb...
Mid ka mid ah hoggaamiyeyaasha sare ee kooxda argagixisada ah ee Islamic State (Daacish) ayaa la dilay, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha Mareykanka iyo Ciraaq, kadib howlgal...