Garissa

Mulki Warsame oo Gargaar Gaarsiisay Ganacsatadii Ku Waxyeelloobay Dabkii Suuq Muqdi

Published

on

Marwo Mulki Warsame, ayaa gurmad la gaartay ganacsatadii uu saameeyay dabkii dhowaan ka kacay Suuq Muqdi.

Ganacsatada, oo intooda badan ay quus ka taagneeyd kaddib masiibada, ayaa si diirran u soo dhoweeyay gargaarka, iyaga oo sheegay inuu ka caawin doono dib u bilaabashada ganacsigooda.

Posted by Kulan Post on Thursday, July 3, 2025

Comments

Your comments here:

Exit mobile version